Mareykanka oo qaatay Go’aan niyad jab ku abuuray Falastiiniyiin badan

Dowlada Mareykanka ayaa go’aansatay in ay hakiso lacag badan oo kaalmo ahaan loo siin jiray dadka reer Falastiin gaar ahaan dadka qaxootiga ah ee ku jira xeryo  dhulkaasi kuyaala . Maamulka Madaxweyne Donlad Trump ayaa hakiyay kala bar dhaqaalihii lagu taageeri jiray Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNRWA ee taageerta dadka Falastiiniyiinta gaar ahaan kuwa qaxootiga ah. … Continue reading Mareykanka oo qaatay Go’aan niyad jab ku abuuray Falastiiniyiin badan